← Home
HARUNSHOP · A2 VIDEO SPECIAL · BOGGA 23 / 50
A2 Video · Bogga 23 · Werk en een bericht
Werk en een bericht
Nederlands + Soomaali
Akhri, dhageyso oo ku celceli. Hakad geli video-ga marka aad tababaranayso.
Ik kom tien minuten later.
Toban daqiiqo ayaan soo daahayaa.
Kan iemand mijn dienst overnemen?
Qof ma ii qaban karaa shaqadayda waqtigan?
Ik bel mijn leidinggevende.
Waxaan wacayaa maamulahayga.
