← Home
HARUNSHOP · A2 VIDEO SPECIAL · BOGGA 11 / 50
A2 Video · Bogga 11 · Een reden geven
Een reden geven
Nederlands + Soomaali
Akhri, dhageyso oo ku celceli. Hakad geli video-ga marka aad tababaranayso.
Ik blijf thuis, want ik ben ziek.
Guriga ayaan joogayaa, waayo waan xanuunsanahay.
Ik blijf thuis omdat ik ziek ben.
Guriga ayaan joogayaa sababtoo ah waan xanuunsanahay.
Ik bel omdat ik een vraag heb.
Waxaan wacayaa maadaama aan su’aal qabo.
