← Accueil
HARUNSHOP · A2 VIDEO SPECIAL · BOGGA 29 / 50
A2 Video · Bogga 29 · Een plan maken
Een plan maken
Nederlands + Soomaali
Akhri, dhageyso oo ku celceli. Hakad geli video-ga marka aad tababaranayso.
Eerst lees ik de vragen.
Marka hore su’aalaha ayaan akhriyaa.
Daarna schrijf ik een antwoord.
Ka dib jawaab ayaan qoraa.
Morgen ga ik oefenen.
Berri waan tababaranayaa.
